|

Ka Daawo Qurbejoog.com Wefti Xukuumada iyo Shirkado Maalgashi ah oo dalka Yimid

Hargaysa 24.Jan 2014 (SDN)- Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo uu Weheliyo Wasiirka Ganacsiga iyoMaalgashiga Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa maanta ku soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa.

Sidoo kale Wefti ka Socda Shirkad Maalgashi ayaa Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ahna ku Simaha Madaxweynaha Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici uu ku qaabilay Xafiiskiisa.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed