Jubaland oo ka falcelisay Moshin ka dhan ah oo horyaala Baarlamaanka Soomaaliya
Kismaayo May 24,2015(SDN/QJ)-Maamul Goboleed Jubaland ee dalka Soomaaliya ayaa war uu soo saaray uga fal celiyay moshin haatan horyaala Baarlamaanka Dawlada Dhexe ee Soomaaliya, qoraalkan oo nuqul ka mid ahi uu soo gaaray qurbejoog.com ayaa sidan u qoraa: