John Kerry oo maanta La kulmaya dhigiisa Ruushanka
Paris,30,mar.(SDN)-Aqalka cad ee laga arimiyo Waddanka maraykan ayaa daboolka ka qaaday in maanta oo Axdda ah ay Magaaladda Paris ee Wadanka Faransiiska ay ku kulmi doonaan Wasiiradda Arimaha Dibadda ee Ruushka iyo Maraykan,si xal Diblumaasiyaded loogu helo Xiisadda Haatan ka taagan Ukraine.
Kulanka maanta ayaa ka danbeeyay Xidhiidh dhinaca Telafanka oo ay muddo aad u dheer ku wadda hadlayaan Hogaamiyayaasha Ruushaka iyo Marankanku .
Kulankan maanta loo maldanyahay ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee Noociisa ah ee ay isku soo hor fadhiistaan madax sare oo ka tirsan labadan Dawladood tan iyo markii dibadda laga dhigay Ruushka Xunibadda Wadamada dhinaca dhaqaalaha ka horumaray eeLoo yaqaano G8-ka
Paris.SDN.
Contac@somalidiasporanews.com