|

Jamhuuriyada Jabuuti oo Cadhadii ay ka qaaday Heshiiskii Somaliland Iyo DPW ugu Deeqday Puntland Taaga Maraakiibta soo Jiida & Dareenka Puntland DAAWO

Jabuuti 22.June 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo intii ka danbaysay Heshiiskii dhex maray Somaliland iyo Shirkada Imaaraadka laga leeyahay ee Dubai World Port oo ay Jabuuti Colaad guun ah u Qabto ayaa waxaa qalabka Warbaahinta lagu qorayay Sida ay Jabuuti uga Xun tahay Heshiiskaas,Amuurtani Waxay keentay in Dawlada Jabuuti ayaa ku caawiso Maamul Goboleedka Puntland Taaga Maraakiibta ka soo Jiida Bada.

Comments are closed