|

Jamaal Cali Xuseen iyo Xubno Weheliya oo Gebilay Booqasho Ku Tagay Iyo Jamaal oo Maseeyay Gebilay Iyo Gobol Maraykanka ka Tirsan

Gebilay 06. January 2017 (SDN/QJ):- Garabka uu Hogaamiyo Murashixii Hore ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen oo dhawaan Shaaciyey inuu La Midoobayo Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Gebilay.

Comments are closed