|

Jaamacadda Hargaysa oo Maanta Dib loo furay,Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah oo la dhaariyay Iyo Wasiirka Qorshaynta oo Dhinac isaga duway eedo loo soo Jeediyay DAAWO

Hargaysa 08.Aug 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta dib loo furay Jaamacada Hargaysa kadib Khilaaf soo kala dhex galay Maamulka Jaamacadda iyo qaar ka Mid ah Macalimiinta wax ka dhiga Jaamacadda Hargaysa waxaa kale oo la dhaariyay Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka ah ee Jaamacadda Hargaysa.

Dhanka kale Dr Sacad Wasiirka Qorshayta Qaranka Ahna Gudoomiyaha Boodhka Jamacada Hargeysa ayaa Faah Faahin Kabixiyay Xaalada Jaamacada Oo Saaka Dib Loo Furay Iskana Difaacay Eedo Loo Jeediyay.

Comments are closed