|

Jaamac Shabeel oo ka Hadlay aragtidiisa la Xidhiidha Midowga labada Xisbi Mucaarid {DHAGAYSO}

Hargaysa 25.July (SDN) Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cigge “Jaamac Shabeel” ayaa Sheegay In Gudoomiyaha Xisbiga Ucid MudaneĀ  Faysal Cali Waraabe uu ku Dhex Milmay Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka.

Gudoomiyaha Golaha Dhexe ayaa hadalkan ka Jeediyay Madal ay Maanta Xisbiga Kulmiye kula Midoobayeen Urur Siyaasadeedkii Jamhuuriga ee Ku Hadhay Marxaladii Qiimaynta Ururadii Siyaasadeed ee ka qayb qaadanayay Tartankii doorashada Golayaasha Deegaanka ee dabayaaqadii kal hore ka dhacday Somaliland.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/JAAMACNEEF(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed