|

Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Turkiga & Mas’uuliyiin Ka Tirsan Somaliland oo Si Weyn u Xusay Munaasibadda 18 May + Dardaarankii C.raxmaan Aw Cali Faarax DAAWO

Istanbul  22. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Turkiga Ku Sugan Madaxweyne Ku Xigeenkii 2aad ee Somaliland Mudane C.raxmaan Aw Cali Faarax,iyo Madax ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo Jaaliyadda Somaliland ee Dalkaasi  kala qayb galay Xuska Munaasibada 18 May oo ay ku baaqeen inay ka qayb galaan Qaadhaan Uruurinta dadka abaaruhu Saameeyeen.

Comments are closed