Jaaliyadda Khaatumo ee Bariga Africa oo Kulan ay Nairobi ku Yeesheen Kalsoonidii Kala Noqday Hogaanka Khaatumo Isla Markaana Qaadacay Dariiqa Wada Hadal ee Somaliland Iyo Khaatumo DAAWO
Nairobi 15. June 2017 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Jaaliyadda Khaatumo ee Bariga Africa ayaa Kulan ay Ku Yeesheen Magaaladda Nairobi ee Xarunta Waddanka Kenya waxay Ku Shaaciyeen inay Kalsoonidii kala Noqdeen Maamulka Khaatumo iyagoo dhaliilay Wada hadalada u socda Somaliland Iyo Khaatumo waxayna Sheegen in aan Wada hadaladaasi loo marin dariiqa rabitaanka Shacabka Ku Nool sida ay Yidhaahdeen Sool,Sanaag iyo Cayn.