|

‘’Itoobiya Marka Imtixaan la qaadayo Isgaadhsiinta Waa La Xidhaa, Laakiin Inagu…’’ Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta oo Sabti ah ka Bilaabmaya Guud ahaan Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa 4aad ee Dugsiyadda Sare.

Xafiiska Guud ee Imtixaanaadka Qaranka Iyo Wasaaradda Waxbarashadda ayaa Mudooyinkii u danbeeyay Ku hawlanaa Sidii loo Joojin lahaa Qishka oo Marar kala duwan Fadeexad u soo Jiiday Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee dalka.

Comments are closed