|

Isreeb-reebkii Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka oo Lagu Kala Faraxashey Iyo 32-da Dawladood ee Ka Soo Qeybgalaya.(By Jaahuur)

World Cup-Brazil-23-2013-(SDN)-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku xasheynaa u soo bixitaankii xulal qarameedkii ka qeybgali lahaa koobka kubadda cagta ee aduunka (Brazil 2014)oo lagu kala faraxashey.

Aalaba koobkan kubadda cagta ee aduunka ayaa la qabtaa 4-tii sanadoodba marba,waxaana la xaqiijiyey oo daaha laga qaadey 32-da dawladoo,waxayna kala yihiin sidatan.

Qualified nations out of AFRICA

  • Algeria
  • Cameroon
  • Ghana
  • Nigeria
  • Ivory Coast

Qualified nations out of EUROPE

  • Belgium
  • Bosnia-Hercegovina
  • Croatia
  • England
  • France
  • Germany
  • Greece
  • Italy
  • Netherlands
  • Portugal
  • Russia
  • Spain
  • Switzerland

Qualified nations out of CONCACAF (North and Central America)

  • Costa Rica
  • Honduras
  • Mexico
  • United States

Qualified nations out of SOUTH AMERICA

  • Argentina
  • Brazil (hosts)
  • Chile
  • Colombia
  • Ecuador
  • Uruguay

Qualified nations out of ASIA

  • Australia
  • Iran
  • Japan
  • South Korea

Qori tuurkuna wuxuu dhicidoonaa 6-da December,si rasmi ahana wuxuu u furmi doonaa 13-ka June,dabcan waxaanan meesha ka maqneyn guruubka loo yaqaan (The Groupe of Death).

W/qorey Jaahuur

SDN

jjaahuur@Hotmail.com

 

Comments are closed