|

Iskaashatada Khudaarta ee Suuqa Gobonimo ee Magaalada Hargaysa oo Deeq Lacageed ku Wareejiyay Gudida Abaaraha DAAWO

Hargaysa 27.April 2016 (SDN/QJ):- Iskaashatada Khudaarta ee Suuqa Gobonimo ayaa Deeq Lacageed Ku Wareejiyey Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta iyo Xubno kale oo ka Tirsan Gudida Heerka Qaran ee Gurmadka abaaraha.

Comments are closed