“Isbar bardhig Sannadkii Tegay iyo kan Gabaabsiga ah iyo Farqiga u dhexeeya Fal Danbiyeedyada Somaliland ka Dhacay” DAAWO
Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Hoggaanka Hawl Galinta Booliska Somaliland Maxamuud Ducaale,ayaa ka war bixiyay tirada dambiyada dalka ka dhacay sannadka iyo noocyada ay kala yihiin,waxaanu ka warramay inta dil dalka ka dhacay,tirada dadka ku dhintay,shilalka gaadiidka iyo qasaaraha nafeed iyo hantieed ee ka dhacay.
waxaanu is bar bar dhig ku sameeyay dambiyada sannadkan dalka ka dhacay iyo kuwii dhacay sannadkii hore.
Hadaba halkan ka daawo Hoggaanka Hawl galinta ciidanka Booliska Somaliland oo arrimahaa ka hadlaya.