|

Isbahaysigii Dimuquraadi doonka ahaa ee Xisbiga Kulmiye oo Hargaysa Ku Yeeshay Kulan ay Diirada Ku saarayaan Aayahooda Siyaasadeed DAAWO

“Waxaad Ogaydeen in Beesha Deegaankaygu Ay Doorashooyinkii oo dhan Aqlabiyadoodu KULMIYE Ahayd, Balse La Yidhi Waa la Idinka Maarmay oo Waxa nagu Filan Beeshayda Murashixii Deegaankooda ka soo Jeeday ” Xuseen Axmed Caydiid Wasiirkii Hore ee Caddaalada Somaliland

Hargaysa 13.Dec 2015 (SDN/QJ):-Isbahaysiga dimuqraadiyad doonka xisbiga KULMIYE, ayaa maanta shir ku qabsaday Huteelka Hadhwanaag ee caasimadda Hargeysa, waxaanay daboolka ka qaadeen in aanay ahayn cid wax duminaya laakiin cidda diiday tartankii ee xisbigiina beelaysay ay tahay Garabka Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi.

Comments are closed