|

Isbahaysiga Musharraxiinta Kulmiye oo Yeeshay Kulan ay ku Darsayaan Halka Masiirkoodu Saldhigan Doono DAAWO

Hargaysa 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Musharraxiinta Isbahaystay ee Qaaddacay Shirkii Golaha dhexe ee KULMIYE, oo Sheegay sheegay inay sii wadayaan hawl-gallo ay ku Tilmaameen inay kaga soo horjeedaan Sharci-darro ay sheegeen inay ka jirto Xisbiga Kulmiye,Xubnaha Isbahaysiga oo ka Kooban Murashixiintii Kulmiye,Shirgudoonka Golaha Wakiiladda,Laba ka tirsan Hogaanka Sare ee Kulmiye,Xubnihii Golaha Wasiiradda ee Iscasilay ayaa Kulan albaabadu u xidhnaayeen ku yeeshay Magaaladda Hargaysa.

Comments are closed