|

(IS Af-Garan Waaga Reer Miyiga Iyo Reer Magaalka) Masrixiyad Dhinacyo badan loo Micnaystay DAAWO

Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dhalinyaro Cusub Oo Ah Mujaajilaystayaal Reer Gabiley Ah Ayaa Dhawaan Daawaha Ka Soo Qaaday Mujaajilo Aad U Qosol Badan Oo La Magac Baxday Is Af Garanwaaga Reer-Miyiga Iyo Reer Magaalka Oo Ay Dadweynaha Qaar Ku Macneeyeen In Ay Sarbeeb Ahayd Oo Ay U Jeedeen Is Af Garanwaaga Dawlada Iyo Shicibka Somaliland Oo Waayadan Danbe Xiisado Ka Aloosanyihiin .

Ruwaayadani Ayaa Waxaa Matalaya Laba Nin Oo Dhalinyaro Ah Oo Lagu Kala Magacaabo Cabdi Cabdilaahi Daahir Iyo Kamaal Aqli Iyo Kooxdooda Oo La Yidhaa Kooxda DIIRADA WAAYAHA .

Comments are closed