“Inta Uu Jiro Hal Qof Oo Shacabka Ogaadeeniya Ah Oo Dhibaataysani Nama Dhibayso Geeridu” Qalbi Dhagax DAAWO
Muqdisho 17. September 2017 (SDN/QJ):- Waraysigii ugu dambeeyay intaan la qaban Taliyahii Ciidanka ONLF Cabdikariin Sheekh Muuse “Qalbi Dhagax” ayaa waxaa uu si adag ugu hadlay in aanay dhibayn dhibtay ay duurka ugu jiraan in uu hal qof oo Ogaadeeni dhibaataysan yahay.
Waraysigan ayaa noqoday mid aad loogu xasuusto Qalbi Dhagax.