“Inta badan waa laga Dayriyaa Wasiirka loo Magacaabo Wasaaradda Warfaafinta..” Abwaan Laab-saalax DAAWO
Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) oo maanta Hadal dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Munaasibad ay xilka kula wareegeen Wasiirka iyo Wasiir Ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland, ayaa sheegay in had iyo jeer laga sii dayriyo Wasiirka loo magacaabo Wasaaraddaas, maaddaama oo ay tahay Wasaarad Shaqaale badan iyo Shaqo badani taallo.