“Inta ay Dawladani Joogto Waan Hubaa inaan Wargaysyadayda la Furi doonin” Gudoomiyaha Wargayska Haatuf DAAWO
Hargaysa 17.April 2015 (SDN/QJ)-Mulkiilaha Wargaysyada Haatuf iyo SomalilandTimes oo ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay xukuumada xisbiga kulmiye,waxaanu ka waramay in xukuumada kulmiye hore jeelka iigu soo booqatay wakhtigii ay xidhay xukuuaddii UDUB haddana xidhigeen.
Waraysi uu Telefishanka HCTV la yeeshay ayuu arimahan kaga hadlayaa.