|

In ka badan 20- Xildhibaan oo isku soo sharaxay Gudoonka Baarlamaanka (Akhriso Magacyadooda oo Dhameestiran)

Muqdisho 06. January 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay Galab la Diiwaangeliyey Musharaxiinta u taagan Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo labadiisa ku-xigeen.

 

Musharaxiinta u taagan Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa ayaa waxaa ku jira kuwa saameyn badan ku dhax leh gudaha Baarlamaanka, waxaana Musharaxiinta qaarkood gaar ahaan tan Gudomiyaha Baarlamaanka kala wata Musharxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha.

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo labadiisa kuxigeen ayaa kamid ah dadka ilaa hada isku soo sharaxay Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku-xigeenadiisa, waxaa sidoo kale Musharaxiinta ku jira xubno kale oo iyana saameyn badan leh.

Sida aanu ka Soo Xiganaya Warbaahinta Allbanaadir Liiska 22-Xildhibaan oo isku soo sharaxay Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa, waxayna kala yihiin sidatan:-

Comments are closed