|

Idaacada BBC-da oo isla todobaad gudihii khaladkii ugu weynaa ka gashay dawladda Somaliland DHAGAYSO

London 02. March 2017 (SDN/QJ):- Idaacada Bbc,da Laanteeda Afka Somaliga oo mudooyinkii ugu dambeeyey ay si wayn u saluugsanaayeen qaabka ay u shaqayso Shacabka Somaliland,

 

Marka kale ayaa waxa ay gobol ka mid ah Somaliland ku sheegtey Dalka Somaliya gobolkani oo ah gobolka Awdal ayaa waxay sheegtey in ay qayb ka tahay Somaliya.

iyada oo dhawaan dood ay ka qabatay Saldhiga Milatari ee Berbera laga siinaayo Imaaraatka waxa lagu eedeeyey in ayn dhex ka ahayn .

Comments are closed