Hooyo Reer Djibouti Ah Oo Si Qiiro Leh Uga Hadashay Tacadiyada Xukuumadda Madaxweyne Geelle DAAWO
Ottowa,4Jan,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Madaxweyne Geelle ayaa waxay wajahaysaa kacdoonno ka dhan ah, kuwaas oo kaga imanayaa shacabkeeda, iyadoonna inta badan dadka mucaaridka ah ee dalka jabuuti Xabsiyada dalkaasi loo taxaabo.
Haddaba, mudaaniinta reer Jabuuti ee kasoo horjeeda xukunka madaxweyne Geelle ayaa waxay dibedaha ka dhigeen bannaan-baxyo lagaga soo horjeedo xukunka Geelle.
Si kastab, waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalka Hooyo reer Jabuuti ah oo si qiiro leh uga hadashay Tacadiyadda xukuumadda madaxweyne Geelle.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaal Dhameystiran;
Qurbejoog.Com
Hargeysa,Somaliland/Office