|

Hoggaanka Xisbiga WADDANI oo Walaac Xooggan Ka Muujiyey Qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada+ Ganafka Ku Dhuftay Gudi Musdambeed ah oo Madaxweynahu Sheegay in uu u Magacaabayo Doorashada DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah hoggaanka Xisbiga WADDANI oo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta xisbigaasi ee magaalada Hargeysa, ayaa si adag u sheegay in ay walaac xoogga ka qabaan qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada oo ay sheegeen in ay Xukuumaddu ku guul-daraysatay in ay bixiso lacagtii qaadhaan ahaan lagu gelaayey doorashaddaasi iyaga oo sida oo kale na xusay in aanay marnaba aqbali doonin guddi musdambeed ah oo Madaxweynahu sheegay in loo sameynaayo Doorashooyinka.

Comments are closed