Hogaanka Sare ee Xisbiyadda Qaranka oo Fariin ku Saabsan Ciidul Adxa u Diray Shacabka Somaliland DAAWO
Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxda Sadexda Xisbi Qaran ayaa Shacabka Somaliland ku Hambalyeeyay Munaasibada Ciidul Adxa.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa Shacabka Somaliland ugu baaqay inay Xoojiyaan Midnimadooda.