|

Hogaanka Kulmiye & Wasiiro Xukuumadda ka Tirsan oo Magaaladda Burco ugu Fooladeeyay Taageerayaal ka soo baxay Xisbiga Waddani DAAWO

Burco 06. October 2017 (SDN/QJ):- Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye Iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa ka qayb galay Xaflad lagu soo dhawaynayay Siyaasiyiin iyo Waxgarad kale oo ka soo digo rogtay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani taas oo lagu qabtay Magaaladda Burco.

Siyaasiyiintan iyo Taageerayaashan ayaa ka soo Jeeda Galbeedka Magaaladda Burco.

Comments are closed