Hogaanka Dhaqanka ee Deegaanka Dogoble oo Ka Falceliyay Go’aankii Xukuumadu ku baa’bisay Tuuladaas DAAWO
Ceel Afweyn 17.October 2016 (SDN/QJ):- Madax dhaqameedka Beelaha Wada Dega Deegaanada Hoos Yimaada Degmada Ceel Afweyn Sida,Dararweyne Iyo Bacaha ayaa si Mug leh u soo Dhaweeyay Talaabadii ay Xukuumada Somaliland ku baa’bisay Tuulada Dogoble Taas oo ay ku Tilmaameen Mid soo Noolaynaysa Wada dhalashada iyo Wax isku ahaanta Beelaha Jiidaas wada dega.