Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi oo Dardaaran u Jeediyey Shacabka Gobolka Awdal,Kana Hadlay Sida ay ugu Hawlan Yihiin Inay Xisbiga Waddani Ku Soo Celiyaan Axmed Muumin Seed DAAWO
Boorama 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay in la gaadhay Xiligii uu dalka ka dhici lahaa Isbedel Siyaasadeed oo Xisbigiisu Horseed ka yahay.