|

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo oo ka Hadlay Sababta looga qabsaday Taleex ka bixista Somaliland ku macneeyay Cadaadis Caalami ah {DHAGAYSO}

Taleex 17.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac Indho-sheel ayaa galabta sheegay in shacabka iyo ciidanka Khaatumo ay ka saareen ciidanka Somaliland ee qabsaday magaalada Taleex.

INDHO SHEEL2Waxaa kale oo uu qirtay in cadaadis kale oo la saarayna ay sabab u ahayd in Somaliland isaga baxdo Taleex.

Indha-Sheel oo dib ugu laabtay magaalada Taleex kaddib markii ciidanka Somaliland ay isaga baxeen shalay ayaa waxa wareystay weriyaha BBC Farxaan Maxamed Jimcaale.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARAYSIGA INDHO SHEEL
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WaraysiTaleex.mp3″]
Taleex SDN.

Contact@qurbejoog.com

 

 

 

Comments are closed