|

Hogaamiyaasha Mucaaradka Somaliland Oo Ka Dayriyay Shaqo-dhimista Ay Midawga Yurub Ku Sameeyeen Xafiiskoodii Magaaladda Hargaysa,Kuna Tilmaamay Khasaare Ay Golaha Guurtiddu Dalka Usoo Hooyeen.(Daawo)

Hargeysa,4Aug,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng.faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horraysay ka dayriyay shaqo dhumis la sheegay in xafiiska midowga yurub ee Hargeysa uu shaqaalihiisa ku sammeyn doono. Gudoomiye faysal waxa kale oo uu ka hadlay xilka  afkahayeenka guurtida xil.indho-indho

Geesta kale waxa isna la hadlay warbaahinta Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddan Cabdirraxmaan Cirro.

Hadaba Halkan Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan:

Comments are closed