|

“Heshiiskii Labada Beelood ee Degmada Taleex Waxaa adhaxda ka jebiyay Taliyaha Ciidanka Qaranka” Xildhibaan Koore

Hargaysa 24.May 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Saleebaan CalI koore oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ee Deegaan ahaan u dhashay degmada Taleex ayaa Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland waxa uu ku eedeeyay inuu Ciidamada qaranka ka soo saaray Deegaanka Taleex oo ay laba beelood oo Walaalo ah shaqaaqo gacan ka hadal ahi ku dhex martay taas oo sababtay Khasaare dhimasho iyo Dhaawac isugu Jira.

 

Comments are closed