Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka oo Lagu Eedeeyay In ay Kadanbeysay Dhaliyaro lagu Dilay Muqdisho (DHAGEYSO)
Muqdisho March 22 2013 (SDN)– Midka Mid ah dadkii ku xirnaa Xabsiga Madaxtoyada kuyaalla ee ay Maamulaan Ciidamda Nabada Sugida Qaranka oo La hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu Sheegay in Ciidamada Nabad Sugida ay Xabsiga Kala Baxeen Afar Nin oo dhalinyaro Ahaa oo dhawaan Sixun loogu dilay Magaalada Muqdisho.
Waxa uu Sheegay in Iyaga oo Kuxiran Xabsiga Madaxtoyada loo soogalay Kaddibna lala baxayr Ragaasi isagoo maalmo kadibna loo sheegay in ay la dilay.
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa gudi baara u saaray dadkii ka danbeeyay dilaka ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Hadab Akhriste Hoos Ka dhageyso Wareysiga Wiilkan Uu bixiyay oo Magaciisa Ku sheegay Yoonis.