|

Hay’adda Dhawrista Tayada iyo Cuntooyinka Soo Gala Somaliland oo Qabatay Kulan lagaga Baaraan degayo Samaynta Xeerka Cuntada DAAWO

Hargaysa 12. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Hay’adda Dawrista Tayada Somaliland Cali Maxamed Cabdile, (Bii-kolo)  ayaa Magaladda Hargeysa Ka Furay Kulan Lagu Gor faynaayo sidii Hay’adu u yeelan lahayd  Xeerar lagula soconaayo Cuntooyinka iyo Alaabooyinka Dalka soo galaaya.

Comments are closed