Haweenayda Keliya ee Baarlamanka Somaliland ku Jirta oo ka Dayrisay Xaalada Dalka DAAWO
Hargaysa 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Baar Siciid oo ah Haweenayda Keliya ee Madiga ku ah Aqalka Baarlamanka Somaliland ayaa ku dooday in Siyaasada Somaliland ay Haatan Ku Jirto Marxalad Jahawareer dhinac Walba ah.
Xildhibaan Baar Siciid oo u Waramaysay Telefishanka Star Tv ayaa Sheegtay inay fooda inagu soo hayaan doorashooyinkii Madaxtooyada iyo Wakiiladda isla markaana waxay Xustay in Saan Saanka Muuqdaa Muujinayo in aanay Labadaas doorasho Xiligii ay ku Mudaysnaayeen aanay ku qabsoomayn.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com