Hargeysa: Sarkaal Ka Tirsan Ciidammada Laanta Socdaalka Somaliland Oo Toogtay Taliye Saldhig Iyo Askari Kale + Afhayeenka Booliiska Oo Ka Hadlay DAAWO
Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Saldhigga Booliiska ee Degmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargeysa iyo Askari kale ayaa dhaawac soo gaadhay, ka dib markii Askari lagu Naaneyso DAANYEERO oo ka tirsan Laanta Socdaalku uu Xalay Rasaas ku riday.
Falkan oo ka dhacay dhanka Koonfureed ee Biriijka koowaad ee Hargeysa, gaar ahaan Is-goyska TOTAL, ayaa sidii uu u dhacay waxa Saxaafadda uga warramay Afhayeenka Ciidammada Booliiska Somaliland Faysal Xiis Cilmi.