|

Hargeysa “Aabo Leh Saddex Qoys, Dhalayna 20 Carruur Ah Oo Shaqo La’aan Iyo Nolol Adag Oo Ku Habsatay Darteed Fikir Cusub Hindisay kaas oo uu Noloshiisa Ku Maareeyay DAAWO

Tagsi Booyad ahHargeysa 10.Sep 2015 (SDN/QJ)- Cabdiraxmaan Yuusuf Wacays oo ah Aabo ku nool magaalada Hargeysa, ayaa ka sheekeeyey xaaladaha adage e ka soo maray shaqo la’aanta, isla markaana Cabdiraxmaan ayaa leh saddex xaas, wuxuuna Aabo u yahay 20 ubad ah, kaasoo sannadadii hore ahaa Nin haysta shaqo, laakiin waqtiyadii danbe waxa soo food saartay shaqo la’aan, bilaa camal oo saameyn weyn ku yeelatay naftiisa iyo saddexdiisa qoys 20-kiisa carruurta ah.
Cabdiraxmaan Yuusuf oo muddo badan la daala dhacayey shaqo la’aanta ku habsatay, ayaa markii danbe abuuray feker cusub oo uu ku abuuray sidii uu u helilahaa qaab uu ku shaqaysto, kuna maareeyo qoysaskiisa, isla markaana qofka markay soo food saarto caqabad adag oo xagga nolosha ah ayaa la yimaada inuu keeno qorshe uu kaga baxayo xaaladaha adage e ku dulgadaaman.
Cabdi Heer-sare oo Waraystay Aabahaas ayaa halkan idiinku soo Gudbinaynaa ee Daawasho Wacan .

Comments are closed