Hargaysa oo uu ka Furmay Shir lagaga Hadlayo Balaadhinta Mashruuca Maamul Wanaaga iyo Shuruudaha Dabarka u ah Degmooyinka ku soo Biiraya DAAWO
Hargaysa 18.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka Dalka Jaamac C.laahi Biin ayaa Magaalada Hargaysa ka Furay Kulan Lagu Daah Furaayay Istaraatiijiyadda Lagu Balaadhinayo Nidaamka Maamul Wanaaga.