|

Hargaysa oo Lagu Qabtay Shir Looga Hadlayo Wax ka qabashada iyo La Dagaalanka Tahriibka DAAWO

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada & Mas’uuliyiin ka Socday Xisbiyada Qaranka ayaa Magaalada Hargaysa kaga Qayb galay Shirweynaha La Dagaalanka iyo Wax ka qabashada Dhibaatada Tahriibka .

Comments are closed