|

Hargaysa Oo ay Ku Heshiiyeen Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo ee Prof Cali Khaliif Galaydh Hogaaminayo DAAWO

Hargaysa 17. June 2017 (SDN/QJ):-Magaladda Hargeysa waxa lagu soo Gabogabeeyay Qayab kamida Shirkii U Socday Somaliland iyo Khaatumo, Shirkaas oo ay ka Qayab Galee Masuliyiin sarsare Ayaa Ugu Danbayn Laga soo saray Qodobo Muhiima waxana Saxaafadda U Akhriyay Wasiirka Arimaha Dibadda Ee Somaliland Dr sacad Cali Shire.

Comments are closed