|

Hargaysa: Daah Furka Daabacaadii Labaad ee Buug Suugaaneedka Hal aan Tebeyay ee Suugaantii Xaaji Aadan Afqalooc DAAWO

Hal aan TebeyayHargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xaflad balaadhan oo lagu soo bandhigayey daabacadda labaad ee buugga “Hal aan tebayey” oo uu qoray qoraaga Maxamed Baashe X. Xasan ayaan xalay ka qabsoontay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

Munaasibada Daahfurka Daabacadda Labaad ee Buugan ayaa Waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiin ka Tirsan Xukuumadda,Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid, Abwaano, Madax dhaqameed iyo Marti Sharaf kale.

Comments are closed