|

HAMBALYO SHAQAALAHA WASAARADDA WARFAAFINTA WAANU IDINLA QABNAA CADAALADA IDIIN DHALATAY

 qalinshaqaalaha ka mid yahay, oo muran ka dhex,socdo sarkaalkan labisan ee ka saaraya dayrka wasaarada, waa maxay sababta laygu saarayaa,miyaanan muwaadin shaqaale ah ahayn, adeerf anigu askari ayaan ahay waa amar maareeye ee ka baxa wasaarada, qaarkood waxay iyagoo baraad la, ayey isyidhaahdaan gal shaqadaadii askariga jooga albaabka idaacada ayaa u diida oo u sneega in amar maareeye uu qabo,mana gali kartide iska tag,waxay arimahani ahaayeen caadooyin joogto ah oo ka dhici jiray wasaarada warfaafinta, oo shaqaale badan dibada laga dhigay,arinta kale ee aan la yaabi jiray waxa ka mid ah wiil shaqaale ah ayaa laga jaray gunadii oo maareeyahaa war looga geeyey, iyo warkaasi waa lacag ee yaa ku yidhi soo duub,
akhriste anigoo ah wiil dhalinyaro ah, waxaan maanta maqlay arin aanan filayn oo ah wasiirkii warfaafinta ee dhawaan la soo magacaabay wuxuu qaaday talaabo ka farxisay shaqaalaha wasaaradaasi iyo inta kale ee jecel cadaalada oo ahayd waa in la simaa shaqaalaha wasaarada mushaharkooda iyo u gunadooda oo lagu saleeya darajada ay ku soo galeen imtixaankii ay ku noqdeen shaqaalaha,runtii waa guul horseed u noqonkarta dhamaan rajada shaqaalaha dawlada ee dulmigu soo daashaday, ilayn waa arin run ah NIN WALIBA WUXUU GALLAY WAA LAGA GUDAYAA, aad ayaan u qoslay markaan maqlay maareeye khadar cali gaas ayaa laga joojiyey inuu gallo wasaaradda,oo askarta ayaa loogu dhiibay warqad,waxaan dag dag u tagay goobihii u dhawaa ee aan kula kulmi jiray shaqaalaha wasaaradaasi oo dhamaan intaan,kula kulmay qaarkood ku ducaysanayaan ilaahow noo ajiib go,aankaa wasiirkayaga ee cadaalada iyo xaqsoornimada xambaarsan qaarkood way qoslayaan oo waxay leeyihiin waqa tii uu hebel ku sameeyey waa abaalkii,hadaaan la sheekaystay waxaan ka naxay arimahan
waxa soo baxay rag aan shaqaale rasmiya ahayn oo u mushahar qaata 7.000.000 sl sh iyo inta shaqaysa ee ka mid ah shaqaalihii ugu waawaynaa inay u xaadiraan 1.000.000sl sh qaarkoodna la dulkeenay rag ay hayb ahaan isku dhawyihiin oo lagu garaacayo si booska looga saaro.arinta kale ee aan aad ula yaabay waxa weeyaan  basaasiin mareeyaha ku dira shaqaalaha ayaa ku jira shaqaalaha cusub iyo wariye hebel waxa lagu  soo iibsaday 8.000.000 milyan iyadoo ay  bilaa camal ah wariyaashii waawaynaa oo dhex taagtaagan wasaarada dhexdeeda oo qaarkood gunadii laga jaray qaarkood laysku dayey in la eryo qaarkood laga joojiyey shaqadii waxa lagu badalay wariyayaal aan khibrad iyo aqoon midna aan aqoon u lahayn dulmigan iyo tacadigan ayaa noqday mid sii xoogaystay oo garabka helay maareeye kuxigeen la mid ah maareeyaha oo aan lahayn garashada wax lagu maamulo Haday sii go,day waxaan u taagnaa qaasim oo hanjabaad iyo cago juglayn kula kacaya shaqaale masaakiin ah oo indhahooda ilmo ku soo taagantahay,waxba yaan idin daaline waxaad xasuusnaataan in siilaanyo lagu yaqaanay masuul jecel cadaalada, waxaanan filayaa cukuse oo wasiirka ah wasaarada warfaafinta inuu maanta noqday masuul qaaday talaabo lagu faro oo guul iyo horseed u ah rajada da,yarta somaliland oo ka tahriibay cadaalad xumada iyo qabyaalada lagu kala sadroonaaday ee dalkan curyaamiysay
MUWAADIN ISMAACIIL CISMAAN XASAN
TELL 063-4449863 HARGEISA SOMALILAND

Comments are closed