|

Hambalyo Meherka Agaasime Guud Xasan Cabdi Madar iyo marwadiisa Xamda Maxamed Xasan

  1. Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan
  2. wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)
  3. Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale
  4. Wasiirka w/Dhalinyarta, Cayaaraha iyo Dalxiiska, Cali Siciid Raygal
  5. wasiirka W/kaluumaysiga JSL, Cabdilaahi Jaamac cismaan (Geeljire)
  6. Agaasimaha Guud ee W/Kaluumaysiga Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case)
  7. Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md. Axmed Saleebaan Dhuxul
  8. Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL. Gen. Faysal Kaamil Ciise
  9. Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne, Md. Cali Axmed Cali
  10.  Xog-haynta Labaad ee Madaxweynaha Ifraax Aadan Cismaan
  11.  Xog-hayaha Saddexaad ee Madaxweynaha Md. Maxamed Warsame Xasan
  12. 12.  Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka JSL, Md. Cali Xuseen Nuur
  13.  Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada       JSL,  Md. Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)
  14.  Agaasimaha Maamulka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Cabdilaahi Xarbi
  15.  La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Amaal Xaaji Axmed Miisaan
  16.  La Taliyaha Arrimaha Xisbiyada iyo hay’adda, Maxamed Muuse Abees
  17.  Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)
  18.  Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Md. Abshir Xasan Xaashi
  19.  Agaasimaha Xafiiska Xidhidhka Golayaasha, siyaadda iyo xidhiidka dadweynaha, Md. Bashiir Cabdi Xariir iyo Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland.

waxay Hambalyo Meher  u dirayaan XASAN CABDI MADAR  iyo XAMDA MAXAMED XASAN oo Meherkoodu ka dhacay Maanta oo tariikhdu tahay 18/03/2013 Magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Mansoor.

Waxaanay leeyihiin Noqda kuwii aqal galkoodu soo deg-dego ee ubad khayr-qaba kala hela

AAMIIN      AAMIIN     AAMIIN      AAMIIN

Comments are closed