|

Hambalyada Qurbejoog.com ee Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan

ramadanHargaysa 17.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Caawa inoo Bilaabantay Bishii Barakada,Xasanaadka iyo Fadliga badnayd ee Ramadaan, Waa Bil Cibaado Waa Bil Koobsatay Nimcooyin uu allaha abuuray adduunku u gaar yeelay dadkiisa Muslimiinta ah ee adeecidiisa ajiibay.

Shabakada Qurbejoog.com ama Somalidiasporanews.com Waxay asxaabta ku xidhan alle uga baryaysaa inuu Caafimaad qab,Cimri dherer iyo Cibaado Suuban inagu gaadhsiiyo Bishan bisheeda.

Waa in Xil la iska saaraa ka fogaanshaha wax kasta oo kaa nusqaamin kara Soonkaga Sidoo kale Waa in lagu dadaalaa oogida cibaadada iyadoo markasta alle ka cabsigu inoo yahay xayndaabka aynu ku jirno.

Ramadaan Kariim

Comments are closed