Halkee Laga filayaa turkigu in uu Gaadho Sanadka 2023? Waa Saadaal la Sameeyay DAAWO
Ankara 14. July 2017 (SDN/QJ):- Sanadka 2023 oo ku beegan 100 guuradii aasaaskii jamhuuriyada Turkiga ayaa sidoo kale ah sanad ku calaamadsan isbedel dhab ah oo ay gaadho dawlada turkiga gaar ahaan dhinacyada siyaasada, dhaqaalaha iyo dhaqankaba.