halkan waxaan idinku soo gudbinaynaa qaybtii u danbaysay eeTariikhdii Mohammed Ai iyo Mucjisooyinkisii halkan ka aqriso kana daawo
London 24March15 (SDN/QJ)Todoba sano ka dib markii u ku soo noqday Feedhka Ali waxuu ahaa Overweight ah ,waxuuna feedhtamay laba feedh labad feedh oo dhibco looga badiyey waxana ka bidiyey Jon Fresar Cen , Northen ,labaduba waxya ahayeen faydhka culus . Kaw iyo labo Ali waxa iska dayey feedhka waxana bilabay inuu aduunka ku wareego si u Islaamka u faafiyo waxa uu tagay wadanka Kuwayt iyo qaybo ka mida wadama Africa iyo waliba wadanka Hindiya waxa ku arkay taageero aad u tiro badan meel kasta oo uu tago waxa uu la sheekaystay dadkii tirada badnaa waxayna ku yidhahdeen waxaad dadka Islaamka aad u jecelyihiin waxa tahay 31 jir waxaan ku baranay feedhka iyo diinta islaamka oo aad qadatay waxaan jeclaan lahayn inaad feedhka ku noqtay in aad Safiirka feedhka ee Islaamka waxa ku soo noqday Maraykanka waxana bilaabay tababare waxuu uu lumiyey misaan dhan kontonPound. Intii uu tababarka waday waxa miisaanka culus ku soo biray ninka la yiraahdo Chorge Forman kaas oo ahaa nin aad u xoog wayn oo u dhigma laba jeer dadkii misaanka culusaa sida Jeo Fresar iyo can Nothen waxa six un u garacay labada Nine ee aan soo sheegnay oo uu si fican u qaracay (destroyed) markii uu Mohammed u dhameyey tababarka waxa kii kowaad la dagalamay can Nothen iyo Joe Frazer labadaba wuu garacay waxa uu dalbaday Chorge Former waxana feedhka lagu balamay Zair dadka ciyaaraha qora iyo nimanka mamuula Fedralka Feedhaka Maraykanka iyo Saxafada waxay dhaheen Mohammed Ali waxaan kula talinaynaa inuu feedhkaas la ciyaarin ninkaas sababta oo ah haduu lumiyo ciyaartaas wax uun bay ahaan lahayd waxan ka baqaynaa in lagu dilo Feedhkaas sababta oo ah nin laba jeer ka xooq badan isagoo labada nin aad uga xoog badnayeen hadana waxa uu Mohammed Ali uu si farsamo uga badiyey ,Mohammed Ali waxa uu ugu jawabay waxan ahay nin feedhka ku filan khibrad u leh waxaan haystaa khibarad igu filan inaan ku dilo waan ka fududahay wana ka ciyaar ficanahay waxana idin leyahay dhamaantiin hadalkayga Liqa waxa laysku tagay casimada zair ee Kinshasa markii u tagay chorge former sidii logu soo dhaweyey mohammed Ali isaga shacabka zair oo dhan oo ku dhawaqayey Ali Bumaye oo sawaxili ah oo macnaheedu yahay Ali Dil Chorge Former ,Markii u horaysay chorge Former waxa yidhi kuma dagalamayo goobtan Ali ee waxaan kula dagalami donaa markaan ku noqdo Maraykanka lakiin lacagta ay qadanayeen qofka ciyaarta badiya ayaa waxa bixinayey Dawlada Zair taas oo ku kaliftay inuu chorge former uu ku ciiyaaro goobta 30 oktobar 1970kii waxa dhacay feedhkii Chorge Former uu ciyaaro oo gaadho qaybta sadexaad isaga oo dadka uga badin jiray laba wareeg .Mohammed Ali waxa uu gadhay in uu Qoob jog u ciyaaro si uu Chorge Former u daaliyo ,markii la marayo wareega Sideedaad Charger former waxa lala helay ama lagu dhuftay labo feedh oo midig iyo bidixa wajigiisa taas oo dhulka la dhacay kana soo kici wayey halkaas oo Mohammed Ali uu noqday feedhka aduunka ee lagu qabtay wadan Africa.markii uu feedhka dhamaday waxa uu la hadlay saxafada hadaladiisiii waxa ka mid ahaa ilaha wayn Nabi Mohammedna waa fariinta islaamka ale u soo dhiibay anigana aan aminsanahay chorge former agtayda waxa ka yahay ilmahayga oo kale waxan idiin sheegay inaan chorge former aan garaacayo ama dili doono idinku maydaan rumaysan waxaan feedhka ku soo daray safxad cusub nin kasta oo raba inuu ciyaaro feedhka aniga ha ii yimaado nin iga khibrad badani ma jiro qof iga badin kana ma jiro ilaa intaan konton jir ka gaadhayo .Tababarihiisa mar la waraystay waxa yiri Ali waa qof bani adanimada ku fican waa qof hogaamiye ah waa qof isku xariiriiya dadka oo dhan .mar la waraystay dhaqtarkiisa waxa yiri Ali hadaad u malayseen inuu la halgamaayo xanuunka barkingson maya wuu badinayaa maalinba maalinta ka danbaysa waxa uu cawimo ku bixiyaa lacag dhan gaadhaysa Konton Kun Sanadkiiba nin sawirka ka qadi jiray oo waligiba daba socon jiray ilaa iyo 18jirkiisa waxa yidhi Mohammed Ali markuu dhahayey Dadka Madaw waa dadka ugu quruxda badan uguna bani adiminimada fican kalmadaas oo yidhi markii uu 21Jir uu ahaa .Maraykanka waxay rumeyeen kalmadisii Konton sano ka dib maahmaah uu qoray had aka hor ayaa waxay ahayd (The man he sees 50 years, he west 30 years, and leave 20 years)oo macnaheedu yahay mabdaii uu rumaysnaa 1950gii waxa waqtiga kaga lumay 30sano oo kale waxuuna ku nolaa 20Sano oo kale taas oo ahayd la dagaalanka midab kale sooca .
Halkan ka daawo vedio ka hadlaya.