Halkan Ka Daawo : Muuse Biixi Cabdi Oo Jawaab Kulul U diray Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Oo Wacad Ku Maray Inanay Somaliya Kala Go,i Karin
Hargeisa 23/9/2014 (SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga muuse biixi cabdi ayaa maanta si kulul uga jawaabay madaxwaynaa somaliya xasan sheekh maxamud oo maalintt shalay ahayd hadal saxaafad mariyey sheegay inaanay somaliya kala goa ,ayn ahan doonto 18kedii gobal kaasi oo mall kaga dhac ku ah bmadaxbanaanida somaililand
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed@Qurbejog.com
Concat@somalidiasporanews.com