|

Halkan Ka Daawo Midowga Yurub Oo Durba Uu Khasaaraha Cuna Qabataynta Ruushku Ku Soo Rogay Gilgishay Iyo Beeraleya Oo Canbaareeyay Madaxdooda

Brussels, 14/8/2014 (SDN/QJ/Agencies):- Khasaarihii ugu waynaa ee abid soo mara ayaa durba ku habsaday beeralayda waddamada Midowga Yurub, ka dib markii dhawaan dalka Ruushku uu si kama danbays ah u joojiyay, khudaarta iyo hilibka uga iman jiray waddamada midowga Yurub isaga oo ka jawaabaya cuna qabatayn ay hore ugu soo rogeen waddamadaasi.

Kumanaan tan oo khudaar ah ayaa dalka Ruushku dib ugu celiyay beeralayda waddamada midowga Yurub, waxaana la arkayay baabuur iyo khudaar meel la kala dhigo la waayay, gaar ahaan waddamada Giriiga, Holland, Faransiiska iyo Spain, waxaana durba bilaabmay dacwado midowga Yurub ay ku oogayaan beeralaydaas suuqoodi laga xidhay, sida la wariyay midowga Yurub ayaa sanadkii waayi doono labaatan bilyan oo ka soo gali jirtay khudaarta ay u iib

Brussels/SDN/QJ

Concat@somalidiasporanews.com

Comments are closed