|

Halkan Ka Daawo : Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wefti ka socday IGAD oo dalka ku joogay maalmahan booqasho

aqon

Hargeisa 6/8/2014 (SDN/QJ) Madaxweynaha  Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wefti ka socday IGAD oo dalka ku joogay maalmahan booqasho.Waxaana madaxweynaha Kulankan ku wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Xoghaya gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane, Cali Axmed Cali, Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul.

Hargeisa SDN/QJ

Concat@somalidiasporanews.com

Comments are closed