|

Haddii dawladda Imaraadku saldhig milatari ka sameysato magaalada Berbera, faa’iido amma khasaare intee leeg ayey arintaasi Somaliland ku keeni karta? & Falanqaynta Dooda Somaliland ee Aqoon Yahan Maxamed C. Bile DAAWO

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Aqoon Yahan Maxamed Cali Bille ayaa Tafaasiil ka Bixiyey Siyaabaha Keena in Saldhig Mileteri uu Dal ku Yeesho Dal Kale Iyo Mabaa’diida qaanuun ahaan loo raaco.

Aqoon yahan Maxamed Cali Bille oo Xiligan ka Tirsan Xisbiga Taladda dalka haya ee Kulmiye ayaa Iftiimiyey in Saldhigu Yeelan karo Khasaare iyo Faa’iido labadaba Isagoo taas barbar dhigay Saldhiga Somaliland ay ka siinayso Madaarka Berbera Dalka Isu taga imaaraadka Carabta.

Comments are closed