|

Hadalo is baal marsan Muuse Biixi oo Sheegay in Gudoomiye Cirro uu Saxay Qodobadii la isku hayay,Guurtida oo Kalfadhi aan Caadi ahayn la isugu Yeedhay DAAWO

Hargaysa 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa maanta sheegay in Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu uu Saxay Qodobadii la isku hayay ee Kaabista iyo Wax ka bedelka Xeerka Codbixiyeyaasha inkastoo uu Gudoomiye Cirro ku adkaystay in sidii ay u ansixiyeen Xeerkaasi ay ku gudbiyeen.

Dhanka kale Golaha Guurtida ayaa la isugu Yeedhay Kalfadhi aan Caadi ahayn inay isugu Yimaadaan Maalinta Beri oo Isniin ah si ay u Gudo galaan Dooda Xeerka Codbixiyeyaasha maadaama ay Salaasada dalka ku soo fool leeyihiin Wufuud ka socda daneeyeyaasha Somaliland ka taageera Geedi socodka Dimuquraadiyada.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed