|

“Hadaanu nahay Xildhibaanada Kenya ka Yimi Waxay dawlada Somalia nooga Digtay Imaatinka Somaliland,Balse anaga ayaa Door bidnay inaanu Somaliland nimaadno” Xildhibaan Kenya ka Socda DAAWO

Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaano ka tirsan golaha Baarlamaanka Kenya oo Salaasadii soo gadhay Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa sheegay in Xukuumada Somalia ay uga Digtay inay tagaan somalilnd hasa yeeshee Wuxuu xusay inay iyagu door bideen Sidii ay indhahooda ugu soo arki lahaayeen Somaliland isla markaana ugala qayb qaadan lahaayeen Xuskii Munaasibadii 18 May.

Comments are closed